Madaxweyne Deni oo la kulmay Xildhibaanada iyo Seneterada labada Aqal

In badan oo ka mid ah Raga iyo Dumarka fadhiya madashan Madaxweynuhu iskugu yeeray waa in aysan dib Puntland ugu matalin fagaarayaasha Somalida.

Saleebaan Xaashi,Shukri Aadan Camey,Sadiiq Warfaa,Jamaal iyo kuwo badan oo kale waa in fiiro gaar ah loo yeeshaa oo aysan marnaba masiirkeena usoo dhawaan.

Madaxweyne Deni awooda ugu danbaysa ee ogolaanshaha Xildhibaanimo isaga,ayaa iska leh,waxaana lagu yaqaan Nin xisaabtama oo aysan ka hoos bixin.

Jibril Qoobey.