Madaxweyne Deni oo laga yaabo in uu Baydhabo iyo Dhuusamareeb cagta sii mariyo

Madaxweyne Deni waxuu kusii hakan doonaa marka uu Garowe kusii socdo Magaalooyinka Baydhabo iyo Dhuusamareeb sida ay ka codsadeen Qoor-qoor iyo Laftagareen.

Safarka dib ugu laabashad Garowe ee Waftiga Madaxweynaha waxuu dhici doonaa sida la filayo beri ama saadanbe hadii rabi idmo.

Madaxweynuhu waxuu horay u hogaaminayay wati balaaran.

Jibril Qoobey.