Safiirka Jabuti oo lagu casumay Madasha PDRC

PDRC waxay martigalin doontaa Madasha 14-aad ee PDRC TALKS fiidnimada Talaadada ah ee 22-ka September 2020.

Mowduuca looga doodi oona Nadasha 14-aad,ayaa ah…

”Doorka Dowladda Jabuuti ee Nabadeynta, Dib-u-heshiisiinta iyo Dowlad-dhisidda Soomaaliya”

Madasha waxa ku casuman Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya u fadhiya Danjire.Aadan Xassan Aadan.

Madasha PDRC waa mid muujinaya awooda Nidaamka Dowladnimo ee Puntland.

Barnaamijka Madasha ee PDRC waa kan kaliya ee Somaliya ka jira,waxuuna kor uqaaday sumcada iyo maqaamka Puntland.

Dhaliisha kaliya ee uu leeyahay waa goobta kagu qabto oo aan uqalmin Barnaamijka iyo PDRC.

Jibril Qoobey.