Heshiiska iyo RW cusub oo beri Baarlamaanka la horgaynayo

Kulanka bari oo Isniin ah Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya yeelan doono waxaa Madaxweynnuhu horgayn doona Raysal wasaaraha cusub.

Sidookale waxay ubadan tahay isla bari in Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya la hor gayn doono heshiiskii dhawaan ay gaareen Dawlada federaalka iyo Dowladsha xubnaha ka ah.

Wasiiradii Dowladii hore,ayaa inta badan soo laaban doona sida aan xogta ku helnay, iyadoo looga gol leeyahay in ay kalsooni siiyaan Ra’isalwasaaraha cusub.

Shalay ilaa Xalay waxaa soo baxayay codsiyo ku socda baarlamaanka oo looga dalbanayo in ay iskumar ansixiyaan Rw iyo heshiiska.

Sida Dadka la socdaa siyaasada ay sheegayaan ma diidi karaan Xildhibaanadu hedhiiska haddiise ay diidaan waxa uu noqondoona heshiis sidiida ku dhaqan gala oo dalka lagu badbaadinayo “Political Agreement”.

Jibril Qoobey.