Koofi uu tagay Madaxweyne Deni

Koofi madaxa hay’ada socdaalka iyo Jinsiyadsha Fadaraalka waxuu la kulmay Madaxweyne Deni.

Kulanka waxaa ku weheliyay Madaxa hay’ada Socdaalka ee Puntland.

Koofi tuhun xoog leh,ayaa laga qabaa,kaasoo ku aadan xiriir kala dhaxeeya argagixisada.

Si gaar ah waxaa loo tuhunsan yahay in Fahad Yaasiin ku adeegto oo uu jiro wada shaqayn sadex geesood ah.

Hay’ada Nisa,Hay’ada Socdaalka iyo Shabaab,taasoo cadaymo looga dhigan karo xog uu bixiyay madaxii Hay’ada Socdaalka ee Goldogob oo hada gacanta Sirdoonka Puntland ku jira.

Jibril Qoobey.