Xasuus Jeneral Xiif Cali Taar

Jeneral Xiif Cali Taar mid ka mid ah Ragii Puntland darteed godka aakhiro ugalay.

Xiif waxuu ahaa Nin adag oo qadiyad badan Wadaniya,Geesiya,Deeqsiya oo aad looga jeclaa guud ahaan Puntland.

Xiif waxuu door muuqda ka qaatay difaaca Puntland gees walba,iyadoo si gaar ah loogu xasuusto doorkiisii difaaca Sool.

Xiif waxuu sidoo kale door lama ilaawaan ah ka qaatay dib sal udhigida Dowladnimada Somaliya,isagoo Ciidankii fariisiyay Dowlada ka kaxeeyay Puntland lugna ku geeyay Jowhar ilaa Baydhabo.

Geeridiisii oo ku dhacday Shil Baabuur,waxaa aad uga qaracmay Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf rabi ha unaxariistee.

Jibril Qoobey.