Ciidanka Goodir oo uguuray Gobolka Nugaal

Ururka Goodir ee Birmadka Booliska Puntland oo qayb ka ahaa Ciidankii tababarka loogu soo xiray Dugsiga tababarka Xorgoble ,ayaa uguuray Gobolka Nugaal.

Ciidanka waxaa sagootiyay Wasiirka Maaliyada Xasan Shire Abgaal oo ah Gudoomiyaha Gudiga dib uhabaynta Ciidanka

Puntland waxay ku guulaysatay in ay Ciidankeeda ay dib uhabayn loo baahnaa ku samayso.

Jibril Qoobey.