Goormay dhacaysaa Doorashada Itoobiya?

Muddada Doorashada Itoobiya lagu qaban doono,ayaa la filayaa in dhawaan la shaaciyo.

Ilo xog ogaal ah waxay sheegayaan in sagaal bilood kadib loo muddayn doono Doorashada dalka Itoobiya.

Xisbiyada mucaaradka,ayaa go’aanka Degdega ee xukuumada ka biyo diiday,waxayna ugu horayn codsanayaan in maxaabista lasii daayo,islamarkaana la abuuro jawi lagu qabban karo doorasho loo dhanyahay.(Inclusive).

Xukuuumada Abiye Axmed oo xiligii caabuqa Covid cusbaa sheegtay in aan doorasho la qaban karin Covid-19 dartii,ayaa hadda oo uu dad baddan haleelay shaacisay in saamayntiisii yaraatay islamarkaana doorasho la qabban karo.

Arrintani waxay muujinaysaa in waxkasta Abiye Ahmed qorshe udajiyay.

VOS Tv.