Shacabka Mudug oo bogaadiyay Ciidanka Booliska

Ciidanka Booliska Qaybta Mudug shacabku waa ku amaaneen in uu si deg-deg ah uga jawaabay cabashadoodii Xalay.

Ciidanku waxay ka hawlgaleen Goobihii Xalay Dhalinyarada Ciyaal Xaafadeedka ah ay Mopile-da kaga qaadanayeen Bulshada.

Guud ahaan Gobolka Mudug waxaa ka jira isbadal amaan oo aad usareeya tan iyo intii loo magacaabay Muumin Booliska Gobolka.

Jibril Qoobey.