Somaliland oo is inkirsiisay qayb ka ahaanshaha Dowladnimada Somaliya

Somaliland Maamulkeedu waa inkiray in uu qayb ka yahay Dowladnimada Villa Somaliya fadhida!!

Ugu yaraan 38-Xildhibaan iyo Senataro iskugu jira ayay beesha isaaq si gaar ah uqaadataa,kuwaasoo wax ka go’aamiya arimaha masiiriga ah.

Inkiraada Maamulka SL ee qayb ahaanshahaasi mahan mid saamayn ku leh kala goosiga Muqdisho ka socda.

Dad badan,ayaa qaba hadii Sl si buuxda uga soo qaybgali lahayd nidaamka Fadaraaliga ah ee Somaliya in ay ugu badin lahayd oo gooni goosadka hiilka waayay uga khayr badnaan lahayd.

Xildhibaanada beesha Isaaq ee Xamar lagu doorto waxaa loo yaqaan Tahriibayaal lakala iibsado.

Jibril Qoobey.