Talyaha Birmadka Puntland oo la magacaabay

Talyaha Ururka Goodir ee Birmadka Puntland waxaa loo magacaabay Gaashaanle Iid Gurey Huruuse oo horay u ahaa Talyaha Ciidanka Birmadka G.Mudug.

Jibril Qoobey.