Deni oo ku casumay Puntland G.Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud “Filish” oo caawa booqasho iigu yimi, waxaan uga mahadceliyay sida ay maamulka Gobolka iyo dadweynaha reer Muqdisho noo soo dhoweeyeen”Madaxweyne Deni.

Deni waxuu ku casumay Puntland Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Filish iyo Wasiir Khadiijo.

Jibril Qoobey.