Laftagareen oo dib ugu laabtay Baydhabo

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafti uu hogaaminayo,ayaa maanta Dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Koonfur-galbeed.