Video:-Axmed Karaash oo qado sharaf usameeyay Safiirkii Jabuti

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qado sharaf ugu sameeyay beer ku taala dhanka bari ee Garoowe Safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya danjire Aadan Xasan Aadan iyo Wefti uu hoggaaminayo oo maalmahan ku sugan Garoowe.

Halkan ka daawo muuqaalka