Madaxweyne Deni oo udhoofay Baydhabo

Wafti reer Puntland ah oo uu hogaaminayo Madaxweyne Deni ayaa goor dhawayd udhoofay Baydhabo xarunta Kmg ah ee maamulka Koonfur-galbeed.

Madaxweyne Deni,ayaa casuumad rasmi ah ka helay Madaxweyne Laftagareen.