Video:-Naqshada magaalada garowe oo la shaaciyay

Dowlada Hoose ee Degmadda Garoowe ayaa Soo-Gabgabaysay Hanaanka Master-Planka Magaaladda.

Duqa Caasimadda Puntland Axmed Sicid Muuse (Axmed Barre),ayaa Faahfaahinka Bixiyay Hanaanka Qorshaynta Magaaladda iyo Siyaasadda Dowlada Hoose Ka Leedahay.

Halkan ka daawo muuqaalka