Rooble iyo Axmed Madoobe oo kulmay

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam,ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseyn Rooble.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha,ayaa kawada hadley in si wadajir ah looga wada shaqeeyo sidii dalku uga gudbi lahaa waqtiga kala guurka doorashaduna ku qabsoonto sidii loo qorsheeyey.