21-jir Somaliya oo lagu dilay Denmark

Salaad Cabdulqaadir Khaliif Biine oo 21-jir ahaa,ayaa caawa lagu dilay Magaalada Århus Denmark.

Dilkiisa waxaa ka danbeeyay kooxo Gaangiistara ah sida la ii xaqiijiyay.

Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo.

Jibril Qoobey.