Faallo:-Puntland iyo Alitixaad/Ictisaam

Khudbadii Salaada Jimcaha,ayuu kusoo qaatay Qoobka ciyaarkii Madaxweyne Deni.

Ogow in badan oo Xaflado ay ka dhacayeen Villa Somaliya oo Farmaajo boodboodayay,iyagoo fadhiya kama aysan hadlin,sababtoo ah iyagaa u fadwooda oo Ictisaam,ayuu ka tala qaataa!!

Muqdisho oo uu joogo Bashiir Salaad Wiilal,ayaa lagu kufsaday kamana hadlin.

Gabar 5-sano jir ah,ayaa lagu kufsaday kamana hadlin.

Sidoo kale Gabar,ayaa la kufsaday oo hadana la dilay kamana hadlin Bashiir Salaad.

Balse waxaa umuuqda kaliya xafladi Puntland loogu qabtay Muqdisho ujeedka uu ka duulayo waa laba arimood….

1.Nacayb reer Puntland oo uu kala siman yahay Xasan Shaydaan.

2.Dagaal udhaxeeya Ictisaam iyo Islaax.

Si kastooy ahaataba hadafkii isqarxinta,jhaa’inimada,dhicida iyo si khaldan ugu turjimida Shacaka Diinta ee Ictisaam 40-sano kadib dhulkuu galay waana soo gabagaboobayaa.

Aragtida ku dhisan nabada,nolosha iyo ilbaxnimada Diimeed,ayaa guulaysatay shacabka Somaliyed ugu danbayna ay fahmeen.

Ictisaam gabalkoodii,ayaa sii dhacaya!!!

Jibril Qoobey.