Heshiiskii doorashada oo la filayo goordhow in la ansixiyo

Waxay ubadan tahay in Cod aqlabiyad leh lagu ansixiyo heshiiska goor dhow.

Xildhibaanada Labada Aqal waxaa loo qaybiyay Nuquladan ka yimid Madaxweynaha Fadaraalka ee lagu codsanayo ansixinta heshiiska.

Dooda kadib sida la filayo waxaa loo gudbayaa codka goordhow.

Jibril Qoobey.