Maxaa looga xaajooday Shirkii Amniga G.Bari?

Kulanka Amniga Gobalka Bari Ayaa Todobaadkaan Looga Hadlayaa Dardargalinta Dhamaaan Ciidamada Booliska Gobalka Bari Waxana Ku Sugan Gudiga Amniga Gobalka Bari Iyo Dhaamaan Sarakiisha Cidmada Dowlada Puntland Qeybohooda Kala Duwan Waxana Sidoo Kalle Goob Joog Ah Dhamaan Taliyaha Dagmooyinka Gobalka Bari Kuwaas Oo Manta Shirka Lagu Casumay Waxana Ajandaha Uu Yahay Dardargalin Guud Amniga Iyo Dabargooynta Kooxaha Dhagar Qabayaasha Ah Ee Alshabaab Iyo Daacish.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuusen Cali Maxamuud Ayaa Ciidamada Faray Xoojinta Iyo Dardargalinta Amniga Guud Ee Gobalka Bari.