Video:-Muuse Biixi oo ujawaabay Farmaajo

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xubnaha Baarlamaanka Somaliland ee la sheegay in lagu dooran doono magaalada Mugdisho, isagoo ku tilmaamay weerar ay madaxda Soomaaliya ku qaadeen shacabka Somaliland, sida uu sheegay Biixi.

Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi uu ka hadlay qaar ka mid ah hadalladii uu xalay jeediyey Madaxweynaha Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka