Video:-Boqor Burhaan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Jalam iyo Burtinle

Sidoo kale Boqorka si balaaran,ayaa loogu soo dhaweeyay Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal.

Soo dhaweyntiisa,waxaa ka qayb qaatay Bulshada Degmada oo ay hormuud u ahaayeen Amiir Maxamuud Yuusuf Ciiise iyo Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire.

Boqorku caawa waxuu ku hoyanaa Burtinle oo uu uga sii gudbi doono beri Degmada Jariiban,gaar ahaan Dekeda Garacad.

Boqor Burhaan kadib Garacad waxuu tagi doona Gaalkacyo oo ku nagaan doono mudo bil ah hadii rabi idmo.

Halkan ka daawo muuqaalka