Deni oo dhaafiyay Gaalkacyo goob doorashadii

Wax la qaadan karo mahan in Farmaajo ku dagaalamo maanta Magaalada labaad ee Puntland doorashadu ka dhacayso in ay noqoto Gaalkacyo Madaxweyne Deni uu diido oo ilaa maanta laysku hor fadhiyo!!!

Haduu Deni dhaafiyo Gaalkacyo in ay noqoto Magaalada labaad ee Puntland Doorashada lagu qabanayo waa in reer Mudug kacaan oo si cad uga hor yimaadaan Hogaamintiisa!!.

Waa xumaan aan la aqbali karin Deni go’aankiisa uu ugu diiday Gaalkacyo goob doorasho.

Qof walba oo reer Mudug ah waa in uu ka dhiidhiyaa arinkan.

Qoor-qoor waxuu aqbalay in uu Gaalkacyo keeno 12-Kursi oo ay noqoto goob Doorasho dhanka Galmudug.

Jibril Qoobey.