Daaroodka Galmudug oo laga qadiyay goob doorashooyinka

Waxay ahayd in labada Magaalo ee goob doorasho mid ay yeelato beesha Daarood ee Galmudug,taasoo loo filayay Caabudwaaq.

Balse ma dhicin oo markale,ayuu Farmaajo dhobaateeyay beesha Mareexaan hoosna udhigay maqaamkeeda.

Jibril Qoobey.