Trump iyo Xaaskiisa oo Corona Virus haleelay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump,ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay in laga helay cudurka Coronavirus.

Waxaa Sidoo kale xanuunkani laga helay Marwada koowaad ee dalka Maraykanka.

Trump,ayaa bartiisa Twitter-ka ku xaqiijiyay in xanuunku haleelay isaga iyo qoyskiisa.