Axmed Madoobe oo uduulaya Kenya goordhow

Madaxweyne Axmed Madoobe goor dhow,ayuu uduulayaa Nayrobi oo uu kaga sii horeeyo Deni.

Ujeedka socdaalka Axmed ee Kenya iyo kii Deni ee shalay sida xoguhu sheegayaan waa isku ujeedo,waxayna ubadan tahay in ay uga sii wada gudbaan dalal kale.

Puntland iyo Jubaland waxay leeyihiin xiriir adag oo soke.

Jibril Qoobey.