Burhaan Dio Mio oo kasoo dhex muuqan doona Wasiirada cusub

Golaha Wasiirada Fadaraalka Isniinta ama Arbacada,ayaa lagu dhawaaqayaa haduu rabi idmo.

Wasiirka Wasiirada Daaroodka ama ugu awooda badan waxay ubadan tahay in uu noqdo Burhaan Dio Mio sida warar muhiim ah ii xaqiijiyeen.

Rooble,ayaa ku faraxsan oo wata Burhaan,waxaana la qaatay Farmaajo,waxaase hadal ka keenay Deni,balse diidmadiisa lagama yeelin oo waxay ubadan tahay boqolkiiba sideetan in aan loo joojin.

Majiro Shaqsi ka macno badan oo Xamar jooga laguna aamini karo booskaas muhiimka ah.

Jibril Qoobey.