Deni oo saakay kusii jeeda Imaaraadka Carabta

Madaxweyne Deni saakay,ayuu usii dhoofayaa Imaaraadka Carabta isaga iyo wafti la socda.

Durba waxaa si xawli ah ku bilowday olalihii doorashada Somaliya ee Sabadksn.

Dowladaha Qatar,Imaaraadka,Turkiga,Kenya,Jabuti, Itoobiya iyo Shiinaha waa kuwa ugu saamaynta badan.

Gaar ahaan Dowladaha Khaliijka Carabtu hardankoodiiwaxuu ja dhex socdaa gudaha Somaliya.

Doorashada Somaliya ee sanadkan waxay noqon doontaa mid aad loogu loolamo oo dhaqaale fara badan ku baxo faragalintii ugu balaarnayd ee shisheeye ka timaadana ay gasho.

Jibril Qoobey.