Farmaajo udhoofay South Sudan

Farmaajo waxuu ubaxay South Sudan oo uu kaga qaybgalayo Shirka Nabada ee South Sudan.

Sida wararku xaqiijinayaan soo laabashadiisa,ayaa lasii daynayaa Wasiirada cusub.

Jibril Qoobey.