Boqor Burhaan oo ka qaybgalaya qalanjabinta Ardayda Jaamacada Bariga Afrika

Xaflada Qalinjabinta Dufcaddii 12-aad ee Jaamacada Bariga Africa faraceeda Magaalada Galkacyo,ayaa si toos ah oga socota hoolka Jaamacada.

Boqor Buraan Boqor Muuse iyo qaar kamida isimada Puntland ee Gobolka Mudug,ayaa goob joog ka ah Xaflada.

Jibril Qoobey.