Video:-Azarbajaan oo guulo ka gaartay dagaalka Armaaniya ay kula jirto

Wasaarada Difaaca Dowlada Azerbijaan waxay soo bandhigtay bartilmaameedyadii ay dukheeyeen iyo guulahii ay kagaareen dagaalka ay kula jiraan Dowlada Armaaniya.

Waxaa xusid mudan in idaacada BBC-da qayb teeda ku baxda Afka Somaliga ay shalay sii daysay warbixin aan dhex dhexaad ahayn oo ujan jeerta dhanka Armaaniya.

Dowlada Armaaniya waxay qiratay in ay dagaalka ku jabtay iyadoo lagana qabsaday inta badan Gobolkii lagu muran sanaa.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158717419446878&id=742346877