Gaadiidka Dadweynaha Gaalkacyo oo khatar amni wata

Calaamada ay Dowlada hoose ee Gaalkacyo usamaysay Baabuurta Dadweynaha u adeega waa loo baahnaa.

Balse waxaa khatar amni leh in Madaxtooyada darbigeeda layskugu keeno Gaadiidka.

Dowlada Hoose waa in ay samaysaa goob ay gaar uleeyihiin Gaadiidkaas.

Jibril Qoobey.