Video:-Rugta Ganacsiga Jubaland oo Gudoomiye cusub dooratay

Ganacsatada Jubbaland ayaa u doortay Guddoomiyaha Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland Mudane Xuseen Raabi Kaahin.

Halkan ka daawo muuqaalka