Madaxweynihii iyo ku xigeenkii Jubaland oo ukala baxay safaro dibada ah

Wax yar ka hor,ayuu u anba baxay Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam Dalka Kenya.

Saakay xili hore waxaa isna ka dhoofay Kismaayo Madaxweyne xigeenkii 1-aad ee Jubaland iyo Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada,kuwaasoo usocdaalay Dalka Itoobiya.

Sidoo kale diyaarad kale oo wafti gudoonadii degmooyinka Gedo iyo saraakiil kale qaaday, ayaa iyana u safray Ceelwaaq.

Jibril Qoobey.