Muxuu ugeeriyooday Cali Khaliif??

Wasiir ku Xigeenka Caafimaadka DDS Mukhtaar Yuusuf,ayaa xaqiijiyay in Cali Khaliif Galayr uu u Geeriyooday Xanuunka Coronavirus.

Wasiir xigeenka DDSI Mukhtaar Yuusuf,ayaa Wareysi uu siiyay Telefishinka Horn Cable ku sheegay in labo Jeer laga baaray Caabuqa Corona Virus sidaana u Geeriyooday Maanta.

Cali Khaliif,ayaa Jigjiga soo gaaray dhawaan,isagoo ka waday kulamo siyaasadeed.

Jibril Qoobey.