Video:-Ciidamada Armaaniya oo ka cararay furimaha dagaalka

Ciidamada Armania,ayaa isaga cararay furimaha dagaalka,iyagoo uga tagay Gaadiid iyo qalab Milatari oo ay ka mid yihiin Taangiyo,Gaadiid,Rasaas iyo hub farabadan.

Ciidamada Azerbajaan,ayaa hada Gacanta ku dhigay agabkaas.

Halkan ka daawo muuqaalka