Video:-Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Garoowe: 08 October 2020: Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Xaaladda Covid-19 ee Puntland, Ayaxa, dhibaatada bacaha iyo sarifka lacagta doolarka ah.

Halkan ka daawo muuqaalka