Dil ka dhacay Gaalkacyo goor dhaweyd

Gaalkacyo waxaa lagu dilay Siciid Jaama Maxamed (Maradone).

Siciid wuxu ahaan jiray Nin Taxi ku shaqeeya Garowe ilaa Bosaso.

Ciidamada PSF,ayuu uxirnaa waayadan,balse ugu danbayn way soo daayeen.

Dilkiisa waxaa lagu tuhmayaa in ay ka danbeeyeen boqolkiiba Sideetan Alshabaab.

Todobaadkii udanbeeyay habacsanaan,ayaa soo wajahday amaanka Gaalkacyo ee soo kabtay.

Cabasho fara badan,ayaa ka imaanaysa Shacabka,taasoo ku aadan Dhalinyaro abaabulan oo furanaysa Mopile iyo lacagta.

5-beri ee udanbaysay Muumin Talyihii Boiska Mudug waxuu ku sugan yahay Garowe.

Dilkan waxuu noqonayaa midkii uhoreeyay oo dhaca tan iyo intii gacanta lagu qabtay amniga Mudug.

Jibril Qoobey.