Ma uqalmaa in Puntland lagu soo dhaweeyo Cabdiqani S.Carab?

In Puntland lagu soo dhaweeyo oo waliba fursad loo siiyo in uu isku sawiro Ciyaaraha waa danbi.

Dhawr Nin oo Wasaarada Ciyaaraha Puntland ka ah masuuliyiin,ayaa wax lakala goosta oo waliba wax weyn kama qaataan ee xoogaa gaaraya 3 ilaa 4 Kun oo dolar,ayaa la weyn.

Hadaad aragto Ninkan oo Puntland soo gaaray waxaa jira Mashruuc cusub oo magaca Somaliyed lagu qaadanayo oo Sawiro iyo muujin looga baahan yahay.

Ciyaaraha Puntland xiligan waxaa ka jira dadaal isku tashi oo durba mira dhalay in la fashiliyana aan loo baahnayn.

Jibril Qoobey.