Maamulihii Dugsiga sare Ee Ganbool oo shaqadii laga joojiyay

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ahna ku simaha Wasiirka Waxbarashada ayaa shaqadii ka joojiyey Maamulaha Dugsiga Sare Gambool.
Waxaa shaqada si kumeel gaar ah u wadaya Maamula ku xigeenka Dugsiga sare ee Gambool.

Hoos ka dalaco warqada ka soo baxday Xafiiska Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbararashada iyo Tacliinta sare ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.