Asiyas iyo Abiy oo ku kulan uga bilowday Adis

Madaxweynaha Eritrea Asias Afawerk ayaa booqasho 3-Maalmood qaadanaysa ugu ambabaxay Dalka Itoobiya.

Madaxweyne Afawerk,ayaa marti qaad rasmiya ka heley ra’isalwasaaraha Itoobiya.

Sidoo kale waxa laga yabaa Madaxweyne Farmaajo isna in uu kubiiro kulankaas.

Ilaa iyo hada kulamada Adis iyo Asmara ka dhacaya ee Farmaajo ka qaybgalo wax la taaban karo oo aan ka ahayn markhaati lagama arag.

Jibril Qoobey.