Masaajidka Abuu-hureyra Gaalkacyo oo noqday xera dhiiga haldoorka Mudug

Masaajidkan Abuu Hureyra ee noqday xera dhiiga haldoorka Mudug waa in xal loo helaa.

Dilkii ugu danbeeyay ee Saciid Maradoon waxuu ka dhacay isaga.

Sidoo kale haldoorkii lagu laayay waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Siciid Nuur Dirir.

Cajiib waxaa ah mar walba oo wax lagu dilayo in Layrarka Masaajidka la damiyo.

Ciidanku waxay xireen Imaamkii Masaajidka shalay,balse 20-Oday,ayaa ka daba yimid oo leh hala sii daayo!!.

Maamulka iyo Taliska Boolisku waa in ay laba talaabo mid ay ka qaadaan Masaajidka…

1.In 4-Askari lakala dhigo Afarta Albaab ee Masaajidka lacag guno ahna laga saaraa Koontada buuxda ee Masaajidka.

2.In Dowladu la wareegto Madaajidka gebi ahaantiis.

Balse sidaan laguma sii eegan karo in uu sii ahaado Masaajidku.

Shacabka Gaalkacyo iskuma helayaan in amnibloo sugo iyo in ay ka daba yimaadaan Qofkii laga shakiyo.

Jibril Qoobey.