Video:-Jaamacada PSU ayaa soo saartay agab Jeermis Dile ah

Jaamacada PSU ayaa soo saartay agab Jeermis Dile ah oo gaaraya 26 kun oo loogu tala galay la dagaalanka covid19 kaaso muddo ay ka howlanayeen Ardayda Jamacadda.

Halkan ka daawo muuqaalka