Fariin ka timid Booliska Mudug

Hadii aad heshid xog ku saabsan falal amni daro ama aad aragtid wax aad ka shakisantahay iyo wax walba oo laxiriira dhaq dhaqaaqa amniga Gobolka isla markaana aad ku sugan tahay Gobolka Mudug Gaar ahaa magaalada Galkacyo.

Fadlan la soo xiriir Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Galkacyo adigoo garaacaya nambar ka #999 si lacag la’aan ah.

Hadii aad rabto Xarunta Booliska Galkacyo.

Garaac 999

Taabo 3 si laguugu xiro Xarunta Booliska Galkacyo.

Taabo 1 si laguugu xiro Saldhigyada Booliska Galkacyo.

Taabo 2 Si laguugu xiro xarunta Tarafikada Galkacyo.

Taabo 1 Saldhiga Dhexe GLK
Taabo 2 Saldhiga Miir GLK
Taabo 3 Saldhiga warshad Galeey GLK
Taabo 4 Saldhiga Kantaroolka Waqooyi GLK

Waxaa kaa qabanaya Saraakiil Heegan ah 24/Saac.

Taliska Qeybta Booliska G.Mudug.