Jaamacada Dowlada Puntland oo soo saartay Agabka looga hortago Covid-19

15,000 oo jeermis dile gacmaha loo isticmaalo iyo 11,000 kun oo Af xirasho ayay Jaamacada Dowlada Puntland soo saartay.

Doorka Jaamacada ee la dagaalanka Covid-19 ayay qayb ka tahay wax soo saarkan.

Guud ahaan Puntland waxay u tahay sharaf,gaar ahaana Jaamacada PSU waxay kor uqaaday magaceeda iyo maqaamkeeda.

Jibril Qoobey.