Video:-Diiwaangelinta Beesha Habargidir oo la bilaabay

Diiwaangalinta Bulshada Beesha Habargidir qof walba oo ka weyn da’da 15-jirka ah.

Barnaamijkan oo ka bilowday Koonfurta Gaalkacyo,ayaa loogu baaqayaa guud ahaan Beesha Habargidir in ay u hogaansamaan.

Qofkii u horeeyay ee is diiwaangaliya,waxaa noqday Prof.Shirwac Gudoomiyaha Gudiga hogaaminta Beesha Habargidir.

Halkan ka daawo muuqaalka