Video:-Diyaarinta Xerada Ciidamada Godod oo gabagaba maraysa

Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo ay qayb ka ahayeen Taliyaha ciidamada Booliska iyo Taliye ku-xigeenka Ciidamada Daraawiishta Puntland,ayaa kormeer ku tegey xerada Ciidamada Daraawiishta ee Godad,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka