Video:-Maxay kawada hadleen Laftagareen iyo Beesha caalamka

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen,ayaa sheegay kulanka uu la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka in uu ahaa mid looga hadlayey Dardargelinta Heshiisyadii Muqdisho lagu soo gabagabeeyey ee Arimaha Doorashooyinka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka