Video:-Xasuus qaraxii Soobe ee 14-ka Oktober

Saddex sanadood ka hor maanta oo kale 14-kii October waxay u aheyd guud ahaan Soomaaliya, gaar ahaan reer Muqdisho maalin mugdi iyo murugo xambaarsan.

Waxaa isgoyska Zoobe ka dhacay qarax weyn oo galaaftay nolosha ugu yaraan 587 qof, islamarkaana geystay burbur xooggan oo hantiyeed iyo dhaawac maskaxeed,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka